Dhaqtar caan ah oo Qaliin ku dilay Hooyo iyo cunug caloosheeda ku jiray

Dhaqtar caan ah oo u dhashay dalka Hindiya kana howl galayay isbitaal kuyaala gobolka Gujarat ee galbeedka dalka Hindiya ayaa xabsi la dhigay, kadib markii lagu eedeeyay in isaga oo cabsan uu qaliin ku sameeyay Haweeney xaamilo aheyd. Dr PJ lakhani oo kamid ah dhaqaatiirta ugu khibrada badan uguna caansan dalka Hindiya ayaa isaga oo cabsan … Continue reading Dhaqtar caan ah oo Qaliin ku dilay Hooyo iyo cunug caloosheeda ku jiray